Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Abuu-dhabi (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaarhay waddanka imaaraadka carabta ka dib marti-qaad uu ka helay madaxda wadankaas. Waxaa markii ugu horeysay madaxweynaha Somaliland oo dhigay Roog cas, iyadoo maamuus sare lagu soo dhoweeyay isla amrkaana calanka Somaliland iyo kan Imaaraadka goobta lagu xardhay, waxaana uu salaan sharaf ka qaatay … Continue reading Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Abuu-dhabi (Daawo Sawirro)